Madaxweyne Farmaajo oo safar deg deg ah ku tagay Addis Ababa (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu horkacayey ayaa saaka ka degay magaalada Adis abab ee dalka Itoobiya. Safarka Madaxweynaha ee Addis ababa ayaa ahaa mid aan hore loo shaacin oo degdeg ah ka dib markii isaga iyo wafdigiisa ay ka duuleen magaalada Maka Almukarama ee dalka Sacuudiga oo ay kaga qeyb galeen shirkii … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo safar deg deg ah ku tagay Addis Ababa (Daawo Sawirro)